Eedeymo loo jeediyey heyadda Socdaalka & Jinsiyadaha Somalia (Daawo Video)

Axmed Maxamed Cali oo ah muwaadin Soomaali Swedish , ahna Milkiilaha Shabakadda Dayniile OnlineĀ  ayaa ku eedeeyey heyadda Socdaalka iyo jinsiyadaha iney muddo labo todobaad ka badan iska heystaan baasaboorkiisa oo ay ka qaadeen xili uu ka dhoofi rabay Magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay inuu ku xaniban yahay Muqdisho loona diiday inuu dalka ka dhoofo … Continue reading Eedeymo loo jeediyey heyadda Socdaalka & Jinsiyadaha Somalia (Daawo Video)